وَٱلَّذِينَ إِذَآ أَصَابَهُمُ ٱلۡبَغۡيُ هُمۡ يَنتَصِرُونَ ٣٩
Walladhīna idhā asābahumul-baghyu hum yantasirūn
39. Ee ah kuwa marka la dulmiyo is difaaca 14 'xad gudub la'aan'.
Faallooyin hoose
14. Nabigu s.c.w. wuxuu yiri: “Saamaxaadda wuxuu Alle ugu ziyaadiyaa qofka sharaf iyo ciso.”