Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 208

26:208

وَمَآ أَهۡلَكۡنَا مِن قَرۡيَةٍ إِلَّا لَهَا مُنذِرُونَ ٢٠٨

Wamā ahlaknā min qaryatin illā lahā mundhirūn

208. Ma jirtona magaalo aan halaagno Annagoon marka hore u dirin Digayaal.