Suuradda Al-Qasas, aayadda 41

28:41

وَجَعَلۡنَٰهُمۡ أَئِمَّةٗ يَدۡعُونَ إِلَى ٱلنَّارِۖ وَيَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِ لَا يُنصَرُونَ ٤١

Waja'alnāhum a'immatan yad'ūna ilan-nāri wayawmal-qiyāmati lā yunsarūn

41. Waxaanu ka yeelnay madax 15 wax ugu yeedha Naarta, Maalinta Qiyaamana looma gargaaro.

Faallooyin hoose

15. Macnaha waa tusaale, ama mataal xun ay raacaan diktaatoorrada oo dhan iyo madaxda khaa’imiinta ah.