فَأَخَذۡنَٰهُ وَجُنُودَهُۥ فَنَبَذۡنَٰهُمۡ فِي ٱلۡيَمِّۖ فَٱنظُرۡ كَيۡفَ كَانَ عَٰقِبَةُ ٱلظَّٰلِمِينَ ٤٠
Fa akhadhnāhu wajunūdahū fanabadhnāhum fil-yammi fanzur kayfa kāna 'āqibatuz-zālimīn
40. Markaasaan qabannay isaga iyo askartiisiiba oo ku tuurnay badda 14, ee fiiri siday ahayd cidhibtii daalimiinta.
Faallooyin hoose
14. Alle s.w.t. wuxuu sababay inay dadkii Fircoon kaga soo tagaan gadaashooda waxay hanti iyo maal lahaayeen, oo soo galaan badda iyagoo ku jooga raadka reer Israa’iil. Eeg Suuradda 26: Aayadaha 52- 66.