Suuradda Al-Mu'minun, aayadda 67

23:67

مُسۡتَكۡبِرِينَ بِهِۦ سَٰمِرٗا تَهۡجُرُونَ ٦٧

Mustakbirīna bihī sāmiran tahjurūn

67. Idinkoo isku kibrin (inaad tihiin ehlu Xaramka - Kacbada), ku caweeya habeenka hadal xun aad ka sheegtaan 12.

Faallooyin hoose

12. Qur’aanka ama waxaa loola jeedaa Nabiga s.c.w.