Suuradda Al-Mu'minun, aayadda 56

23:56

نُسَارِعُ لَهُمۡ فِي ٱلۡخَيۡرَٰتِۚ بَل لَّا يَشۡعُرُونَ ٥٦

Nusāri'u lahum fil-khayrāti bal lā yash'urūn

56. Inaan ula soo dhaqsanno waxyaalaha wanaagsan? mase dareensana 9.

Faallooyin hoose

9. In waxyaalaha wanaagsan ee lagu siiyey adduunkan ay keliya yihiin wax lagu imtixaamayo iyaga.