Suuradda Al-Mu'minun, aayadda 57

23:57

إِنَّ ٱلَّذِينَ هُم مِّنۡ خَشۡيَةِ رَبِّهِم مُّشۡفِقُونَ ٥٧

Innal-ladhīna hum min khashyati rabbihim mushfiqūn

57. Hubaal Kuway cabsida Rabbigood ku weyn tahay;