إِنَّمَا ٱلنَّجۡوَىٰ مِنَ ٱلشَّيۡطَٰنِ لِيَحۡزُنَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَلَيۡسَ بِضَآرِّهِمۡ شَيۡـًٔا إِلَّا بِإِذۡنِ ٱللَّهِۚ وَعَلَى ٱللَّهِ فَلۡيَتَوَكَّلِ ٱلۡمُؤۡمِنُونَ ١٠
Innaman-najwā minash-shaytāni liyahzunal-ladhīna āmanū walaysa bidārrihim shay'an illā bi idhnillāhi wa'alallāhi falyatawakkalil-mu'minūn
10. Sideedaba faqa (xun) waa uun (camal) Shaydaan 5, si uu u murug geliyo kuwa (Xaqa) rumeeyey, waxbase ma uu yeeli karo haba yaraatee wuxuu Alle idmo maahee. Alle uun ha tala saarteen mu’miniinta.
Faallooyin hoose
5. Waxaa loola jeedaa sida muuqata hadalka xanta ah iyo xumaan ku tashiga.