وَكَيۡفَ يُحَكِّمُونَكَ وَعِندَهُمُ ٱلتَّوۡرَىٰةُ فِيهَا حُكۡمُ ٱللَّهِ ثُمَّ يَتَوَلَّوۡنَ مِنۢ بَعۡدِ ذَٰلِكَۚ وَمَآ أُوْلَٰٓئِكَ بِٱلۡمُؤۡمِنِينَ ٤٣
Wakayfa yuhakkimūnaka wa'indahumut-tawrātu fīhā hukmullāhi thumma yatawallawna mim ba'di dhālika wamā ulā'ika bil-mu'minīn
43. Sidee bay kaaga dhigan garsoor, iyagoo heysta Towraadda oo uu ku yaal xukunkii Alle 14?. Markaasna ay jeestaan intaasi kaddib. Kuwani ma aha mu’miniin.
Faallooyin hoose
14. Oo cad oo ah in dhagax lagu dilo cidday ku caddaato zino iyagoo guur horey u soo maray.