قَالَ لَا تُؤَاخِذۡنِي بِمَا نَسِيتُ وَلَا تُرۡهِقۡنِي مِنۡ أَمۡرِي عُسۡرٗا ٧٣
Qāla lā tu'ākhidhnī bimā nasītu walā turhiqnī min amrī 'usrā
73. (Muuse) wuxuu yidhi: Ha ii qabanin waxaan hilmaamo 16, hana igu kallifin wax adag aan dhibsado arrinkaygan (wax barashada) darteed.
Faallooyin hoose
16. Abuu Hurayra a.k.r. waxaa laga soo weriyey inuu yidhi: Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: Alle wuu u dhaafay ummadeyda (wixii ku soo dhaca) naftooda (oo camallo xun ah) marba haddaysan ku dhaqmin ama ku dhawaaqin iyo wixii halmaan uga dhaca iyo wixii lagu qasbo.».