Suuradda Al-Kahf, aayadda 72

18:72

قَالَ أَلَمۡ أَقُلۡ إِنَّكَ لَن تَسۡتَطِيعَ مَعِيَ صَبۡرٗا ٧٢

Qāla alam aqul innaka lan tastatī'a ma'iya sabrā

72.Wuxuu yiri: Miyaanan kugu odhan, adigu ma kareysid la jirkayga samir?