Suuradda Al-Hijr, aayadda 67

15:67

وَجَآءَ أَهۡلُ ٱلۡمَدِينَةِ يَسۡتَبۡشِرُونَ ٦٧

Wajā'a ahlul-madīnati yastabshirūn

67. Waxaana yimid dadkii magaalada iyagoo ku bishaareysan 'martida timid' 15,

Faallooyin hoose

15. Ku faraxsan warka martida Luud ee yimid magaalada.