مَن كَانَ يَظُنُّ أَن لَّن يَنصُرَهُ ٱللَّهُ فِي ٱلدُّنۡيَا وَٱلۡأٓخِرَةِ فَلۡيَمۡدُدۡ بِسَبَبٍ إِلَى ٱلسَّمَآءِ ثُمَّ لۡيَقۡطَعۡ فَلۡيَنظُرۡ هَلۡ يُذۡهِبَنَّ كَيۡدُهُۥ مَا يَغِيظُ ١٥
Man kāna yazunnu al lan yansurahullāhu fid-dunyā wal-ākhirati falyamdud bisababin ilas-samā'i thumma lyaqta' falyanzur hal yudhhibanna kayduhū mā yaghīz
15. Qofkii u malayn inaanu Alle u gargaarayn (Rasuulkiisa) adduun iyo aakhiraba, ha u fidsho wuxuun sabab ah xagga samada 2, markaas ha gooyo oo ha fiirsho inuu dhagartiisa ku ciil beelayo.
Faallooyin hoose
2. Macnaha waa ha eego in sidaasi uu kaga go’ayo waxyiga iyo gargaarka Alle Nabiga ama inuu sidaas qofkaa uu ku ciil baxayo.