Suuradda Al-Fath, aayadda 26

48:26

إِذۡ جَعَلَ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ فِي قُلُوبِهِمُ ٱلۡحَمِيَّةَ حَمِيَّةَ ٱلۡجَٰهِلِيَّةِ فَأَنزَلَ ٱللَّهُ سَكِينَتَهُۥ عَلَىٰ رَسُولِهِۦ وَعَلَى ٱلۡمُؤۡمِنِينَ وَأَلۡزَمَهُمۡ كَلِمَةَ ٱلتَّقۡوَىٰ وَكَانُوٓاْ أَحَقَّ بِهَا وَأَهۡلَهَاۚ وَكَانَ ٱللَّهُ بِكُلِّ شَيۡءٍ عَلِيمٗا ٢٦

Idh ja'alal-ladhīna kafarū fī qulūbihimul-hamiyyata hamiyyatal-jāhiliyyati fa anzalallāhu sakīnatahū 'alā rasūlihī wa'alal-mu'minīna wa alzamahum kalimatat-taqwā wakānū ahaqqa bihā wa ahlahā wakānallāhu bikulli shay'in 'alīmā

26. Markuu Alle yeelay kuwa gaaloobay quluubtooda ficilo - ficiladii waqtigii jaahiliyada - Wuxuuse Alle ku soo dejiyey xasilloonidiisa Rasuulkiisa iyo mu’miniinta, waafajiyeyna ku sugnaanta Ereyga dhowrsashada 8, waxayna ahaayeen kuwo mudan oo ehelkeed ah. Alle wax walba waa Og yahay.

Faallooyin hoose

8. Kelmedda taqwada, waxaa loola jeedaa kelmedda Towxiidka, oo ah in Alle loo gaar iyo gooni yeelo cibaadada.