Suuradda Al-Baqarah, aayadda 3

2:3

ٱلَّذِينَ يُؤۡمِنُونَ بِٱلۡغَيۡبِ وَيُقِيمُونَ ٱلصَّلَوٰةَ وَمِمَّا رَزَقۡنَٰهُمۡ يُنفِقُونَ ٣

Alladhīna yu'minūna bil-ghaybi wayuqīmūnas-salawāta wamimmā razaqnāhum yunfiqūn

3. Ee ah kuwa rumeysan Ghaybka 3, ooga salaadda, waxaan siinnayna wax ka bixiya.

Faallooyin hoose

3. Waxa aan muuqan ee qarsoon sida malaa’igta, Jannada, Naarta, iwm.