Suuradda Al-Baqarah, aayadda 182

2:182

فَمَنۡ خَافَ مِن مُّوصٖ جَنَفًا أَوۡ إِثۡمٗا فَأَصۡلَحَ بَيۡنَهُمۡ فَلَآ إِثۡمَ عَلَيۡهِۚ إِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٞ رَّحِيمٞ ١٨٢

Faman khāfa mim mūsin janafan aw ithman fa aslaha baynahum falā ithma 'alayhi innallāha ghafūrur rahīm

182. Qofkiise uga cabsada eex ama denbi dardaarmaha ee ka sameeya heshiis 40 dhexdooda oo wax hagaajiya, ma saarna denbi korkiisa. hubaal Alle waa Denbi Dhaaf Badane, Naxariis Badan.

Faallooyin hoose

40. Hagaajinta iyo sama ka talinta Aayaddu xustay waa amar in dardaarmaha uu ku caddaalad falo dardaarankiisa si waafaqsan xuduudda sharciga.