فَلَمَّآ ءَاتَىٰهُمَا صَٰلِحٗا جَعَلَا لَهُۥ شُرَكَآءَ فِيمَآ ءَاتَىٰهُمَاۚ فَتَعَٰلَى ٱللَّهُ عَمَّا يُشۡرِكُونَ ١٩٠
Falammā ātāhumā sālihan ja'alā lahū shurakā'a fīmā ātāhumā fata'ālallāhu 'ammā yushrikūn
190. Markase uu siiyey dhal hagaagsan, waxay u yeeleen shariigyo 'ay la wadaajiyaan cibaadada' wuxuu siiyey 14. wuuse ka sarreeyaa Alle waxay u shariig yeelaan (oo la wadaajiyaan cibaadada).
Faallooyin hoose
14. Mushrikiinta waxay ka yeeleen ilmahooda uu abuuray Alle addoomo ay leeyihiin asnaamta, sida awgeed bay waxay u bixiyeen magacyo aan bannaaneyn sida Cabdul Cuzzaa iyo Cabdul Manaat iyo Cabdu- Shams, Cabdul Xaarith, iwm.