Suuradda Al-A'raf, aayadda 191

7:191

أَيُشۡرِكُونَ مَا لَا يَخۡلُقُ شَيۡـٔٗا وَهُمۡ يُخۡلَقُونَ ١٩١

Ayushrikūna mā lā yakhluqu shay'an wahum yukhlaqūn

191. Ma waxay la wadaajin Alle 'cibaadada' waxaan waxna abuurin, oo iyaga la abuuro?