وَلَقَدۡ ءَاتَيۡنَا مُوسَىٰ وَهَٰرُونَ ٱلۡفُرۡقَانَ وَضِيَآءٗ وَذِكۡرٗا لِّلۡمُتَّقِينَ ٤٨
Walaqad ātaynā mūsā wahārūnal-furqāna wadiyā'an wadhikral lil-muttaqīn
48. Waxaanu dhab ahaan siinnay Muuse iyo Haaruun Furqaanka 14, iyo iftiin iyo waano 15 ay leeyihiin kuwa iska jira (xumaha ee dhowra Amarrada Alle).
Faallooyin hoose
14. Kala sooce samaanta iyo xumaanta.
15. Kuwani waa seddex tilmaamood oo lagu sifeeyey isla Towraadda.