Suuradda Al-Anbiya, aayadda 47

21:47

وَنَضَعُ ٱلۡمَوَٰزِينَ ٱلۡقِسۡطَ لِيَوۡمِ ٱلۡقِيَٰمَةِ فَلَا تُظۡلَمُ نَفۡسٞ شَيۡـٔٗاۖ وَإِن كَانَ مِثۡقَالَ حَبَّةٖ مِّنۡ خَرۡدَلٍ أَتَيۡنَا بِهَاۗ وَكَفَىٰ بِنَا حَٰسِبِينَ ٤٧

Wanada'ul-mawāzīnal-qista liyawmil-qiyāmati falā tuzlamu nafsun shay'an wa in kāna mithqāla habbatim min khardalin ataynā bihā wakafā binā hāsibīn

47. Waxaanu dhigi miisaan caadil ah Maalinta Qiyaamaha, lagamana dulmiyo nafna waxba, haba ahaado wax le’eg iniinta sisinta 13 waanu keeni. Annagaana ku filan Xisaabiye ahaan.

Faallooyin hoose

13. Ama wax ka yar ama wax ka weyn.