Suuradda Al-Anbiya, aayadda 49

21:49

ٱلَّذِينَ يَخۡشَوۡنَ رَبَّهُم بِٱلۡغَيۡبِ وَهُم مِّنَ ٱلسَّاعَةِ مُشۡفِقُونَ ٤٩

Alladhīna yakhshawna rabbahum bil-ghaybi wahum minas-sā'ati mushfiqūn

49. Kuwa ka baqa Rabbigood sir 'iyo saaqba' 16, iyagoo Saacadda (Qiyaame) ka cabsan.

Faallooyin hoose

16. Waxaa loola jeedaa Iyagoo aan arag ama iyagoo keli ah aan cidna u jeedin.