Suuradda Al-A'la, aayadda 14

87:14

قَدۡ أَفۡلَحَ مَن تَزَكَّىٰ ١٤

Qad aflaha man tazakkā

14. Waxaa liibaani qofkii ka daahiriya naftiisa (shirkiga iyo macaasida).