Suuradda Al-A'la, aayadda 13

87:13

ثُمَّ لَا يَمُوتُ فِيهَا وَلَا يَحۡيَىٰ ١٣

Thumma lā yamūtu fīhā walā yahyā

13. Uusan ku dhimanayn dhexdeeda, kuna noolaanayn.