يَٰقَوۡمَنَآ أَجِيبُواْ دَاعِيَ ٱللَّهِ وَءَامِنُواْ بِهِۦ يَغۡفِرۡ لَكُم مِّن ذُنُوبِكُمۡ وَيُجِرۡكُم مِّنۡ عَذَابٍ أَلِيمٖ ٣١
Yāqawmanā ajībū dā'iyallāhi wa āminū bihī yaghfir lakum min dhunūbikum wayujirkum min 'adhābin alīm
31. Tolkanagow! Raaca daaciga Alle 11 oo rumeeya, Wuxuu (Alle) idiin dhaafi denbiyadiinna, idinkana badbaadin cadaab xanuun badan.
Faallooyin hoose
11. Ugu yeerahaa dadka xagga Alle waa Nabi Muxammad s.c.w.