Suuradda Yasin, aayadda 59

36:59

وَٱمۡتَٰزُواْ ٱلۡيَوۡمَ أَيُّهَا ٱلۡمُجۡرِمُونَ ٥٩

Wamtāzul-yawma ayyuhal-mujrimūn

59. Soocma maanta denbiilayaashow 12!

Faallooyin hoose

12. Waa ka baxa safka mu’miniinta oo gooni u istaaga si la idiinka garto iyaga.