Suuradda Taha, aayadda 4

20:4

تَنزِيلٗا مِّمَّنۡ خَلَقَ ٱلۡأَرۡضَ وَٱلسَّمَٰوَٰتِ ٱلۡعُلَى ٤

Tanzīlam mimman khalaqal-arda was-samāwātil-'ulā

4.Waa soo dejinta (Alle) ee abuuray arlada iyo samooyinka sare.