مَا سَمِعۡنَا بِهَٰذَا فِي ٱلۡمِلَّةِ ٱلۡأٓخِرَةِ إِنۡ هَٰذَآ إِلَّا ٱخۡتِلَٰقٌ ٧
Mā sami'nā bihādhā fil-millatil-ākhirati in hādhā illakhtilāq
7. Weligayo kuma aanu maqal (arrin)kan oo kale diintii kale 4. (Arrin)kani ma aha waxaan aheyn been abuur.
Faallooyin hoose
4. Waxay ugala jeedaan diintii kale diinta Nasaarada ama diintii shirkiga oo ay Quraysh heysatay.