وَقَالُواْ مَا لَنَا لَا نَرَىٰ رِجَالٗا كُنَّا نَعُدُّهُم مِّنَ ٱلۡأَشۡرَارِ ٦٢
Waqālū mā lanā lā narā rijālan kunnā na'udduhum minal-ashrār
62. Waxayna (madaxdii) odhan: Maxaanu u arki la'nahay niman aanu ku tirin jirnay ehlu sharka 14?
Faallooyin hoose
14. Waxay ula jeedaan mu’miniinta.