وَلَقَدۡ صَدَّقَ عَلَيۡهِمۡ إِبۡلِيسُ ظَنَّهُۥ فَٱتَّبَعُوهُ إِلَّا فَرِيقٗا مِّنَ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ ٢٠
Walaqad saddaqa 'alayhim iblīsu zannahū fattaba'ūhu illā farīqam minal-mu'minīn
20. Waxaa dhab ahaan ku rumoobay Ibliis malihiisii 12, wayna raaceen 13, koox ka mid ah mu'miniinta mooyee.
Faallooyin hoose
12. Waa dadkii Saba ama dadka oo idil.
13. Inay dadku u nugul yihiin dhumintiisa oo diyaar u yihiin.