Suuradda Muhammad, aayadda 4

47:4

فَإِذَا لَقِيتُمُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ فَضَرۡبَ ٱلرِّقَابِ حَتَّىٰٓ إِذَآ أَثۡخَنتُمُوهُمۡ فَشُدُّواْ ٱلۡوَثَاقَ فَإِمَّا مَنَّۢا بَعۡدُ وَإِمَّا فِدَآءً حَتَّىٰ تَضَعَ ٱلۡحَرۡبُ أَوۡزَارَهَاۚ ذَٰلِكَۖ وَلَوۡ يَشَآءُ ٱللَّهُ لَٱنتَصَرَ مِنۡهُمۡ وَلَٰكِن لِّيَبۡلُوَاْ بَعۡضَكُم بِبَعۡضٖۗ وَٱلَّذِينَ قُتِلُواْ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِ فَلَن يُضِلَّ أَعۡمَٰلَهُمۡ ٤

Fa idhā laqītumul-ladhīna kafarū fadarbar-riqābi hattā idhā athkhantumūhum fashuddul-wathāqa fa immā mannā ba'du wa immā fidā'an hattā tada'al-harbu awzārahā dhālika walaw yashā'ullāhu lantasara minhum walākil liyabluwa ba'dakum biba'din walladhīna qutilū fī sabīlillāhi falan yudilla a'mālahum

4. Ee markaad kula kulantaan dagaal gaalada ka garaaca luqumaha; markaad jabisaanna, ku adkeeya xadhigga 'maxaabiista dagaalka' 3, intaa kaddib ku sii daaya axsaan fal 4 ama ha is furteen jeer ay car-carta dagaalku degto (oo nabaddu faafto). Waa sidaase, haddii Alle doono, Isaga Naf ahaantiisa baa ka aarsan lahaa (dagaal la'aan), waase si uu ugu imtixaano qaarkiinba qaar kale 5. Kuwa lagu dilaa Jidka Alle marnaba (Alle) ma luminayo camalladooda.

Faallooyin hoose

3. Inta harta u soo qaata qafaal ahaan.

4. Sii daaya idinkoon ka qaadan wax madax furasho ah.

5. Ilaa la dhigo hubka iyo qalabka dagaalka, waxaa loola jeedaa ilaa dagaalka ka dhammaado oo nabaddu faafto.