Wattaqu yawman

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

وَٱتَّقُواْ يَوۡمٗا تُرۡجَعُونَ فِيهِ إِلَى ٱللَّهِۖ ثُمَّ تُوَفَّىٰ كُلُّ نَفۡسٖ مَّا كَسَبَتۡ وَهُمۡ لَا يُظۡلَمُونَ ٢٨١

Wattaqū yawman turja'ūna fīhi ilallāhi thumma tuwaffā kullu nafsim mā kasabat wahum lā yuzlamūn

281. Iska jirana Maalin (Qiyaamada) la idiin soo celin xagga Alle. markaas naf walba loogu oofin si dhan waxay kasabtay iyagoo aan la dulmineyn.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Al-Baqarah oo dhan

Su'aalo

Wattaqu yawman Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Wattaqu yawman waxay ku jirtaa Suuradda Al-Baqarah, 2:281.