Suuradda Fussilat, aayadda 22

41:22

وَمَا كُنتُمۡ تَسۡتَتِرُونَ أَن يَشۡهَدَ عَلَيۡكُمۡ سَمۡعُكُمۡ وَلَآ أَبۡصَٰرُكُمۡ وَلَا جُلُودُكُمۡ وَلَٰكِن ظَنَنتُمۡ أَنَّ ٱللَّهَ لَا يَعۡلَمُ كَثِيرٗا مِّمَّا تَعۡمَلُونَ ٢٢

Wamā kuntum tastatirūna an yashhada 'alaykum sam'ukum walā absārukum walā julūdukum walākin zanantum annallāha lā ya'lamu kathīram mimmā ta'malūn

22. Ma aydaan ahayn kuwo isku astura (ka cabsashada Alle oo dhowrsada) si aysan maqalkiinnu iyo araggiinnu iyo haragiinnu idiinku markhaati furin 6, waxaadse mooddeen inaanu Alle ogeyn in badan oo waxaad fashaan ah.

Faallooyin hoose

6. Ma dareensanayn in maqalkooda iyo araggooda iyo oogadooda ku marag furi doonaan waxay faleen oo dhan.