Suuradda Fatir, aayadda 18

35:18

وَلَا تَزِرُ وَازِرَةٞ وِزۡرَ أُخۡرَىٰۚ وَإِن تَدۡعُ مُثۡقَلَةٌ إِلَىٰ حِمۡلِهَا لَا يُحۡمَلۡ مِنۡهُ شَيۡءٞ وَلَوۡ كَانَ ذَا قُرۡبَىٰٓۗ إِنَّمَا تُنذِرُ ٱلَّذِينَ يَخۡشَوۡنَ رَبَّهُم بِٱلۡغَيۡبِ وَأَقَامُواْ ٱلصَّلَوٰةَۚ وَمَن تَزَكَّىٰ فَإِنَّمَا يَتَزَكَّىٰ لِنَفۡسِهِۦۚ وَإِلَى ٱللَّهِ ٱلۡمَصِيرُ ١٨

Walā taziru wāziratun wizra ukhrā wa in tad'u muthqalatun ilā himlihā lā yuhmal minhu shay'un walaw kāna dhā qurbā innamā tundhirul-ladhīna yakhshawna rabbahum bil-ghaybi wa aqāmus-salawāta waman tazakkā fa innamā yatazakkā linafsihī wa ilallāhil-masīr

18. Nafna naf kale denbigeed ma qaaddo; haddii naf culaabeysan u yeedhato (mid kale inuu qaado) culayskeeda, waxba kama qaado, qaraaboba ha ahaadeene. Waxaad uun u digi kuwa ka baqa Rabbigood sir 'iyo saaqba' 2, oo ooga salaadda. Qofkii is daahiriya 3, naftiisu uun buu isu daahiriyey, waana Xagga Alle meesha loo socdaa (geeri dabadeed).

Faallooyin hoose

2. Mufasiriinta qaarkood waxay yidhaahdeen: Ghaybka –maqnaanta- halkan waxaa loola jeedaa marka uu qofku keli yahay aan la arkayn.

3. Nabi Muxammad s.c.w. ma hanuunin karo mushrikiinta quluubtooda ka xidhan yahay iimaanka aan iyagu dooneyn hanuunka oo dan ka lahayn.