Fa inni qarib

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

وَإِذَا سَأَلَكَ عِبَادِي عَنِّي فَإِنِّي قَرِيبٌۖ أُجِيبُ دَعۡوَةَ ٱلدَّاعِ إِذَا دَعَانِۖ فَلۡيَسۡتَجِيبُواْ لِي وَلۡيُؤۡمِنُواْ بِي لَعَلَّهُمۡ يَرۡشُدُونَ ١٨٦

Wa idhā sa'alaka 'ibādī 'annī fa innī qarībun ujību da'watad-dā'i idhā da'āni falyastajībū lī walyu'minū bī la'allahum yarshudūn

186. Markay addoomahaygu i kaa weydiiyaan, Anigu (waa Alle'e) waan dhowahay, waan ajiibaa baryada markuu qofku i baryo 44. Ee ha i ajiibeen hana i rumeeyeen, si ay u hanuunaan.

Faallooyin hoose

44 Si toos ah, dhexeeye la'aan isagoo cidna ii soo marin sida anbiyo ama awliyo ama qeyrkood.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Al-Baqarah oo dhan

Su'aalo

Fa inni qarib Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Fa inni qarib waxay ku jirtaa Suuradda Al-Baqarah, 2:186.