Suuradda Al-Baqarah, aayadda 186

2:186

وَإِذَا سَأَلَكَ عِبَادِي عَنِّي فَإِنِّي قَرِيبٌۖ أُجِيبُ دَعۡوَةَ ٱلدَّاعِ إِذَا دَعَانِۖ فَلۡيَسۡتَجِيبُواْ لِي وَلۡيُؤۡمِنُواْ بِي لَعَلَّهُمۡ يَرۡشُدُونَ ١٨٦

Wa idhā sa'alaka 'ibādī 'annī fa innī qarībun ujību da'watad-dā'i idhā da'āni falyastajībū lī walyu'minū bī la'allahum yarshudūn

186. Markay addoomahaygu i kaa weydiiyaan, Anigu (waa Alle'e) waan dhowahay, waan ajiibaa baryada markuu qofku i baryo 44. Ee ha i ajiibeen hana i rumeeyeen, si ay u hanuunaan.

Faallooyin hoose

44 Si toos ah, dhexeeye la'aan isagoo cidna ii soo marin sida anbiyo ama awliyo ama qeyrkood.