Suuradda Az-Zumar, aayadda 61

39:61

وَيُنَجِّي ٱللَّهُ ٱلَّذِينَ ٱتَّقَوۡاْ بِمَفَازَتِهِمۡ لَا يَمَسُّهُمُ ٱلسُّوٓءُ وَلَا هُمۡ يَحۡزَنُونَ ٦١

Wayunajjillāhul-ladhīnat-taqaw bimafāzatihim lā yamassuhumus-sū'u walā hum yahzanūn

61. Wuxuuna Alle (ka) badbaadin (Naar) Kuwa (xumaha) iska jira liibaantooda darteed 15, ma taabato xumaan, mana murugoodaan.

Faallooyin hoose

15. Ay ku muteysteen Jannada.