وَيَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِ تَرَى ٱلَّذِينَ كَذَبُواْ عَلَى ٱللَّهِ وُجُوهُهُم مُّسۡوَدَّةٌۚ أَلَيۡسَ فِي جَهَنَّمَ مَثۡوٗى لِّلۡمُتَكَبِّرِينَ ٦٠
Wayawmal-qiyāmati taral-ladhīna kadhabū 'alallāhi wujūhuhum muswaddatun alaysa fī jahannama mathwal lil-mutakabbirīn
60. Maalinta Qiyaamana waxaad arki kuwii ka been sheegay Alle 14 oo wejiyadoodu madow yihiin. Miyaanay ugu sugnaan Naarta hoy islaweynayaasha?
Faallooyin hoose
14. Ee yidhi wuxuu leeyahay xaas ama ilmo ama shuruko.