۞ وَلَمَّا ضُرِبَ ٱبۡنُ مَرۡيَمَ مَثَلًا إِذَا قَوۡمُكَ مِنۡهُ يَصِدُّونَ ٥٧
Walammā duribabnu maryama mathalan idhā qawmuka minhu yasiddūn
57. Markaan uga yeellayna ina Maryam (Ciise) tusaale, mise qolodaada (mushrikiinta ah) way ka jeesadeen 'tusaalahaa' 15.
Faallooyin hoose
15. Inuu ka mid yahay uunka Ilaahay, kuwaasoo lala barbar caabudo Allaah.