Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 56

43:56

فَجَعَلۡنَٰهُمۡ سَلَفٗا وَمَثَلٗا لِّلۡأٓخِرِينَ ٥٦

Faja'alnāhum salafan wamathalal lil-ākhirīn

56. Waxaanu ka yeelnay wax tegay oo ay ku tusaale qaataan facyada dambe.