Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 55

43:55

فَلَمَّآ ءَاسَفُونَا ٱنتَقَمۡنَا مِنۡهُمۡ فَأَغۡرَقۡنَٰهُمۡ أَجۡمَعِينَ ٥٥

Falammā āsafūnantaqamnā minhum fa aghraqnāhum ajma'īn

55. Markay naga Cadheysiiyeen, waan ka aarsannay, waana harqinnay dhammaan.