Suuradda At-Tur, aayadda 1

52:1

وَٱلطُّورِ ١

Wat-tūr

1. Waxaan ku dhaartay Buurta 'Siinaay' 1.

Faallooyin hoose

1. Ad-Duur: Buurta, waxaa loola jeedaa Buurtii uu Alle kula hadlay Nabi Muuse c.s.