وَأَمَّا ٱلَّذِينَ فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٞ فَزَادَتۡهُمۡ رِجۡسًا إِلَىٰ رِجۡسِهِمۡ وَمَاتُواْ وَهُمۡ كَٰفِرُونَ ١٢٥
Wa ammal-ladhīna fī qulūbihim maradun fazādathum rijsan ilā rijsihim wamātū wahum kāfirūn
125. Kuwase quluubta ka buka 43, waxay u kordhisaa fadaro 44 'ka badan' fadaradoodii, waxayna dhintaan iyagoo gaalo ah.
Faallooyin hoose
43. Jirrada qalbiga waxaa halkan loola jeedaa gaalnimada, nifaaqa, shakiga, kibirka, iwm.
44. Rijz luqad ahaan waa xumaan, fadaro, najaaso waxaana loola jeedaa gaalnimo iyo munaafiqnimo.