Suuradda At-Takwir, aayadda 7

81:7

وَإِذَا ٱلنُّفُوسُ زُوِّجَتۡ ٧

Wa idhan-nufūsu zuwwijat

7. Oo nafaha lagu lammaaniyo jirarkoodii 2;

Faallooyin hoose

2. Macno kale lagu lammaansho eynigood iyo waxay is leeyihiin oo la mid ah.