Suuradda At-Takwir, aayadda 22

81:22

وَمَا صَاحِبُكُم بِمَجۡنُونٖ ٢٢

Wamā sāhibukum bimajnūn

22. Saaxiibkiin (Nabi Muxammad) ma aha jinnoole.