Suuradda At-Takwir, aayadda 10

81:10

وَإِذَا ٱلصُّحُفُ نُشِرَتۡ ١٠

Wa idhas-suhufu nushirat

10. Marka kutubta (acmaasha aadmiga ee malaa'igtu qorayeen) la fidiyo.