وَلَمَن صَبَرَ وَغَفَرَ إِنَّ ذَٰلِكَ لَمِنۡ عَزۡمِ ٱلۡأُمُورِ ٤٣
Walaman sabara waghafara inna dhālika lamin 'azmil-umūr
43.Qofkii sabra oo wax iska cafiya, kaasi 15 waa arrin loo qasdo (la go'aansado).
Faallooyin hoose
15. Xagga kuwa doonaya abaalgduka Alle.