Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 171

26:171

إِلَّا عَجُوزٗا فِي ٱلۡغَٰبِرِينَ ١٧١

Illā 'ajūzan fil-ghābirīn

171. Habar duqowday ma ahee 11 ka mid aheyd kuwaasi ku haray gadaal 'cadaabka'.

Faallooyin hoose

11. Xaaskii Luud, taasoo kaalmeyn jirtey dadkeeda xun.