Suuradda As-Saffat, aayadda 3

37:3

فَٱلتَّٰلِيَٰتِ ذِكۡرًا ٣

Fat-tāliyāti dhikrā

3. Iyo (malaa’igta) akhriya "Qur’aanka' 1.

Faallooyin hoose

1. Alle s.w.t. wuxuu ku dhaartay malaa’igtaa, wuxuuna ku dhaartay xaqiiqda lagu xusay Aayadda xigta.