Suuradda Ar-Rum, aayadda 32

30:32

مِنَ ٱلَّذِينَ فَرَّقُواْ دِينَهُمۡ وَكَانُواْ شِيَعٗاۖ كُلُّ حِزۡبِۭ بِمَا لَدَيۡهِمۡ فَرِحُونَ ٣٢

Minal-ladhīna farraqū dīnahum wakānū shiya'an kullu hizbi bimā ladayhim farihūn

32. Kuwaasi kala qaybshay diintooda oo noqday kooxo, xizbi walbaa waxay haystaan 7 ay ku faraxsan yihiin.

Faallooyin hoose

7. Waxay heystaan oo caqiidooyin ah, caadooyin , dhaqammo, iwm.