Suuradda An-Nisa, aayadda 99

4:99

فَأُوْلَٰٓئِكَ عَسَى ٱللَّهُ أَن يَعۡفُوَ عَنۡهُمۡۚ وَكَانَ ٱللَّهُ عَفُوًّا غَفُورٗا ٩٩

Fa ulā'ika 'asallāhu an ya'fuwa 'anhum wakānallāhu 'afuwwan ghafūrā

99. Kuwaa waa intaasoo uu Alle iska cafiyo. Alle waa Cafis Badane, Denbi Dhaaf Badan.